Sheekh Axmed Iid Oo Ka Hadlay Waajibaadka Sakadda, Wakhtiga La Bixinayo Iyo Cida Lasiinayo!
April 19, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh axmed iid oo kamid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay fadliga bisha ramadaan iyo shuruudaha sakadda wakhtiga ugu fiican ee labixinayo iyo cida ah tahay waajib in la siiyaa.