Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Uganda!
April 27, 2023 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar Geele Iyo Wafti Uu Hogaaminayo ayaa maanta socdaal ugu baxay dalka yugandha halkaasi oo uu kaga qaybgali doono shir ay magaalada kampala ku yeelanayaan wadamada ay ciidamada nabad ilaalintu ka joogaan somaliya.
