Ciidanka Dab Damis Magaalada Ceerigaabo Oo Laba Nin Oroma Kasoo Badbaadiyay Ceel Biyood Ay Ku Dhaceen! C
April 29, 2023 - Written by admin
Ceerigaabo Ciidanka Dabdemiska magaalada Ceerigaabo ayaa laba nin oo Oromo ah ka soo badbaadiyay Ceel ay ku dhaceen kuna yaala xaafada October ee magaalada Ceerigaabo.
Ciidanka ayaa gunta hoose ee Ceelka ka soo samatabixiyay labadaa nin oo ku neef qabatoobay, intaa kadibna waxaa ciidamadu gaadhsiiyeen cisbitaalka weyn ee magaalada Ceerigaabo.
