“Somaliland Way Ka Maqnaan Jirtay Shirarkii Hore” Madaxweynaha Soomaaliya
February 26, 2016 - Written by Berbera Today
Istanbul(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay Maqnaanshihii Somaliland ee Shirkii Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ee lagu soo gabogabeeyay Magaalada Istanbuul ee Dalka Turkiga.
Halkan Hoose ka Daawo Wareysi uu siiyey Telefiishanka Somali Cable