Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele iyo wafti uu hogaaminayo ayaa safar ugu anbobaxay dalka ingiriiska