Halgamaa Faneed Shamis Qarda Jeex Oo Fashilisay Dadka Ku Hawlan Kicinka Reer Awdal Iyo Fariinta Ay Udirtay Shacabka!
May 13, 2023 - Written by admin
Halgamaa Faneed Shamis Cali Faarax (shamis Qarda Jeex) Oo kamid Ahayd fanaaniintii kasoo Qaybqaatay Halgankii Xornimo Doonka Dalka Jabuuti Iyo Halgankii Dib Uxoraynta Jamhuuriyada Somaliland Ayaa dhambaal hambalyo ah udiray shacabka somaliland Xuska maalinta Qarannimada ee 18may Awgeed. iyadoo ilaahay uga bariday in sanadkaa sanadkiisa basha bash iyo barwaaqo ku gaadhsiiyo,
