Fagaaraha Beerta Xoriyada Caasimada Hargaysa Iyo Isku soo Baxa Shacabka Udiyaar Garoobaya Xuska 18may!
May 15, 2023 - Written by admin
Salaxley(Berberatoday.com)-Beerta xoriyada caasimada hargaysa oo ay dawlada hoose udiyaarisay xuska 18may ayaa waxaa caawa iskugu soo baxay boqolaal kamid ah dhalinyarada iyo haweenka reer hargaysa kuwaasi oo isku diyaariyay munaasibada malinta qarannimada somailand ee 18may oo fooda inagu soo haysa.