Dawlada Turkiga Oo Somaliland Ka Dalbatay In La Soo Eryo Shaqaalaha Iyo Macalimiinta Dugsiga Nile Acadmey Iyo Xukumada Somaliland Oo Ku Gacan Seydhay
July 22, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka Fadhiya Qunsiliyada ay dawlada Turkigu ku leedahay Somaliland ayaa waxaa uu ka hadley af ganbigii ka dhacay dalkaasi dhawaan .
Sidoo kalena waxaa uu ka hadley go,aanka ay dawlada Somaliland ka qaadatey iskuulka wax barasho ee Nile Acadmey oo xukuumada turkigu sheegtey in uu leeyahay ninkii ka danbeyey af ganbigii dalkaasi ka dhacay waxaana uu yidhi qunsulku