Aqoonyahan Ibrahim Meecaad Oo Ka Hadlay Duulaanka Lagu Soo Qaaday Somaliland Iyo Duruufaha Ku Xeeran.
May 18, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Profesor Ibrahim Maxamed meecaad oo kamid ah aqoonyahanka reer somaliland ee dalka dibadiisa ku dhaqan islamarkaana ka mid ah aqoonyahankii ka qayb qaatay halgankii dib uxorayta somaliland ee snm ayaa si qotodheer uga hadlay duulaanada qorshaynsan ee lagu soo qaaday somaliland, dagaalka laascanood, damaca xisbiyada mucaaridka
Sidoo kale prof meeacaad ayaa shacabka somaliland ugu baaqay in ay umidoobaan difaaca qarannimada dalka .