berberatoday.com
“Anigu Ma,ihi Muxaafid Muraayad Green Ah Xidhan, Oo Idinle Dalkii Wuu Barwaaqaysan Yahay” Xildhibaan Axmed Dayib Ku Cadeeye.
May 21, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan axmed Dayib ku cadeeye oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo jaaliyada reer Somaliland ee dalka Ingiriisa kala qaybgalay xuska sanad guurada 32aad ee dib ulasoo noqoshada madaxbaaninada Somaliland ayaa qurba joogta reer Somaliland ee dalka uk uga waramay xaalada dalku marayo

Sidoo kale xildhibaan ku cadeeye ayaa sheegay in aanu isagu ahayn muxaafid muraayad greena xidhan oo leh dalkii wuu barwaaqaysan balse uu uga waramay xaalada dhabta ee Somaliland.

Dhanka kale xildhibaan axmed ku cadeeye ayaa ka waramay caqabadaha ka taagan somaliland ee dagaalka laascanood iyo muranka qabsoomida doorashooyinka dalka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews