Taliyaha Ciidanka Nabad Galiyada Wadooyinka Gobolka Saaxil Maxamed Cabdi Xasan oo Kawar Bixiyay Shilka Laba Gaadhi oo Isku Dhacay Duleedka Galbeed ee Berbera oo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Kadhashay.
May 22, 2023 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Taliyaha Ciidanka Nabad Galiyada Wadooyinka Gobolka Saaxil Maxamed Cabdi Xasan oo Kawar Bixiyay Shilka Laba Gaadhi oo Isku Dhacay Duleedka Galbeed ee Berbera oo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Kadhashay.