“Waxan Layidhaa Shahaadatu Nikaax Iyo Shahaadatu Dalaaq Iyo Arimaha Usrada Qoyska Maxkamadaha Degmooyinka Ayaa Sharci Uleh”Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Berbera Cabdiraxmaan Xandule Xuseen”Daawo Muuqaal
May 27, 2023 - Written by admin
“Waxan Layidhaa Shahaadatu Nikaax Iyo Shahaadatu Dalaaq Iyo Arimaha Usrada Qoyska Maxkamadaha Degmooyinka Ayaa Sharci Uleh,
Kulanka Culimada Iyo Dawlada Hoose ee Berberana Qeyb Kamaanaan Ahayn Waxna Nalagama Weydiin”Gudoomiyaha Maxkada Degmada Berbera Candiraxmazn Xandule