Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Ku Dhawaaqey In Kaadh Qeybintii Codbixiyuhu Dalka Ka Bilaabi Doonto 31.05.2023 .
May 27, 2023 - Written by admin
Kominshanka Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqey in kaadh qeybintii ay dalka ka bilaabi doonto 31.05.2023 .
Kaadh qeybinta jawiga koowaad ayaa ka bilaabi doonta Saddex gobol oo kala ah Awdal , Saaxil iyo Sanaag .
Waxaa ay kaadh qeybintani socon doonta muddo 10 cisho ah .