Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Agab kala Duwan U Qaybiyey Boqol Iyo labaatan Qoys Oo ka Mida Dadka Dalka Dib Loogu Soo Celiyey.
May 31, 2023 - Written by admin
Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa maanta Agab kala duwan u qaybisay boqol iyo labaatan ka mida dadkii dalka dib loogu soo celiyey iyo qaar kamida danyarta ku dhaqan caasimada hargaysa.
