-Sheekh Caan Ah Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa.
May 31, 2023 - Written by admin
Sheekh Cawl Alquduumi oo kamid ah culimada waawayn ee dalka urdun ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay caasimada hargaysa
Waxaana sheekha madaarka caasimada kusoo dhaweeyay culimada qaadiriyada somaliland iyo masuuliyiin kale.