berberatoday.com
Dawlada Mareykanka oo Cunaqabatayn Kusoo Rogtay Dhinacyada Ku Dagaalamaya Sudan
June 2, 2023 - Written by admin
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday cuna-qabatayntii koowaad oo ku wajahan dhinacyada ku dagaalamaya dalka Sudan.
Dhinaca Ciidanka Birmadka RSF: Al Junaid oo ah shirkad dahab oo ay leeyihiin Hoggaamiyaha RSF, Hemeti iyo walaalkii iyo shirkadda Tradive oo fadhigeedu yahay Imaaraadka Carabta ayaa la cunaqabateeyey.
Dhinaca Millateriga Suudaan: DIS iyo Sudan Master Technology; oo ah laba shirkadood oo hubka ah oo xidhiidh la leh ciidamada millateriga, ayaa iyana la saaray cunaqabatayn.
Mareykanku wuxuu ku hanjabay in haddii dhinacyadu ay sii wadaan dagaallada ay cunaqabatayn doonaan madax iyo saraakiil.
May be an image of 2 people and text
Berberatoday,com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews