“Waxaan Ka Murugaysanahay, Oo Aan Ka Baqayaa, Shalay Inagoo Sidaa U Arkayna Ayay Laascanood Inagu Gubatay, In Maantana Inagoo Arkayna Burco Inagu Gubato”Rooda Cabdi Muuse Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Ogaal
June 5, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Urur SIyasaadeedka Ogaal Marwo Rooda Cabdi Muuse ayaa si adag uga hadashay colaada labada beelood ee wada dega gobolka togdheer iyo talo xumada xukuumada iyo wxgaradka labada beelood
Sidoo kale marwo rooda ayaa ka digtay in sidii laascanood inoogu gubatay in aanay maanta burco noogu guban iyadoo fariimo toos ah udiray labada beelood ee dirirtu dhexmartay.