Shil Gaadhi Ka Dhacay Duleedka Degmada Waridaad Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac!
June 5, 2023 - Written by admin
War-idaad(Berberatoday.com)-Shil gaadhi ka dhacay deegaanka waridaad iyo khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee uu sobobay deegaanka war Idaad oo katirsan gobolka saraar ayaa maanta waxa ka dhacay shil laba gaadhi kaasi oo sobobay khasaaraha laba qof oo dhimasho iyo dhaawaca sedex kale.
