Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed Uqabatay Muddo 7 Cisho Ah Inuu Kaga Soo Jawaabo Dacwadda Laga Gudbiyay
June 6, 2023 - Written by admin
Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed u qabatay muddo 7 cisho ah in uu kaga soo jawaabo dacwadda laga soo gudbiyay.

Berberatoday.com