Mareykanka, UK Iyo Qatar oo Lacag Dhan $10.5 Milyan oo Gargaar Ah Ugu Deeqay Somaliya
June 7, 2023 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-10.5 milyan oo doolar oo ah gargaarka abaaraha iyo u adkeysiga, ayaa la siin doonaa Soomaaliya iyadoo ay iska kaashanayaan Sanduuqa Horumarinta Qatar, Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Mareykanka iyo Safaaradda Ingiriiska ee Muqdisho.