Garyaqaan Maxamud Ducaale Saleeban Talaabo oo Booqday Qoyskii uu Ka Geeriyooday Shalay Marxuum Cabdiraxmaan Daniel Bareera oo Ku Baaqay In La Caawiyo Caruurta uu Marxuumku Ka Tagay”Daawo Muuqaal
June 8, 2023 - Written by admin
Garyaqaan Maxamud Ducaale Saleeban Talaabo oo Booqday Qoyskii uu Ka Geeriyooday Shalay Marxuum Cabdiraxmaan Daniel Bareera oo Somali Faransiis Ahaa.
Garyaqaanku Wuxu Ku Baaqay In Qoyska uu Marxuumku Ka Geeriyooday Loo Gurmado Lana Caawiyo.
https://youtu.be/1HT6GBRKXL4
Berberatoday.com