“Shaqo la,aantu Siyaasada Waxbay Yeesheen, Dhaqaalaha Waxbay Yeesheen, Guryaha Waxbay Yeeshaan”sh. Mustafe.
June 9, 2023 - Written by admin
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo kamid ah culimada waawayn ee somalida ayaa ka hadlay doorka ay shaqo la,aantu ka qaadato burburka guryaha amaba qoysaska