Xoolihii Ugu Tirada Badnaa Ee Somaliland Oo Ka Dhoofay Dekeda Berbera”Daawo Muuqaal
June 10, 2023 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Xoolihii ugu tirade badnaa ee somaliland ayaa maanta ka dhoofay dekeda berbera kuwasi oo kusii jeeda dalka sucuudiga xoolaha ayaa ah kuwii loogu talo galay xiliga xajka.