Komishanka Doorashooyinka Oo Magaalada Burco Ka Daahfuray Kaadh Qaadashada Gobolka Togdheer.
June 11, 2023 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Komishanka Doroshoyinka Qaranka JSL ayaa maanta magalada Burco ku qabtay munaasibada balaadhan oo lagu daahfurayey Kaadh-Qaybinta Codbixiyaasha Gobolka Togdheer.
Qaadashada kaadhka codbixinta ayaa si rasmiya uga bilaabmi doonta guud ahaan degaanada Gobolka Togdheer maalinta Isniita ee ay bishu tahay 12.