berberatoday.com
Maxkamada Ciidaamada Somaliland oo Xukuntay Xubin Sare oo Alshabaab Katirsanayd oo Dhawaan Hargeysa Lagu qabtay
June 11, 2023 - Written by admin
Somaliland Oo Qabatay Xubin Culus Oo Shabaab ah 9 Sannona Ku xukuntay
War qoraal ah oo ka Soo Baxay Wasaaradda Gaashandhiga ayaa Waxa lagu sheegay sidan:-
“Wasaaradda Gaashandhiga jsl waaxda xidhiidhka dadwaynaha
Maanta oo ay taariikhdu tahay 11/06/2023-ka maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamadda jsl goboladda galbeed Waxay xukun 9 (sagaal sano ah) ah.
Xabsi milateri ku riday danbiile al-shabaab faysal cali ibraahin
Ina Aamina aaden 42 jir ah.
Oo ka tirsanaa ururka al-shabaab una qaabilsanaa in xubno al-shabaab ah
Ka diyaariyo gudaha somaliland.
Xukunkan ayay maanta maxkamadu kaga dhawaaqday fadhiga maxkamada ee xarunteeda guud Hargaysa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews