Cabdirisaaq Khaliif oo Ku Dhawaaqay Inuu Iskacasilay Xilkii Gudoomiyenimo ee Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Xubinimadii Xisbiga Wadani
June 11, 2023 - Written by admin
Cabdirisaaq Khaliif oo Ku Dhawaaqay Inuu Iskacasilay Xilkii Gudoomiyenimo ee Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Xubinimadii Xisbiga Wadani Waxaanu Sidaa Sheegay Goordhaweyd.
“Somaliland, waxaan u hayey laba gaari oo midi’i yaallo magaalada Hargeisa , midna Laascaanood , Kii Hargeisa yaalay waxaa la geynayaa beri xarunta golaha, kan Laascaanoodna waxaa lagu wareejinayaa Maamulka SSC-Khaatumo ”Gudoomiyihii hore ee golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif oo goor dhaw shir jara’id qabtay ayaa sidaas sheegay.