Mooshin Aqoonsiga Somaliland Ah oo Laga Horjeedin Doono Baarlamaanka Ingiriiska
June 17, 2023 - Written by admin
London(Berberatoday.com)-Xildhibaan Gavin Williamson, ayaa la filayaa inuu mooshin la xidhiidha aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland ka horjeediyo baarlamaanka dalka Ingiriiska bilowga bisha July 2023.