Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Hanjabaad Culus Udiray Maamul Goboleedka Punthland Iyo Kooxaha Kusoo Duulay Gobolka Sool.
June 19, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka qaranka somaliland s/g, nuux ismaaciil taani oo ka hadlay munaasibad tababar loogu soo xidhay cutubyo katirsan ciidanka qaranka ayaa hanjabaad culus udiray maamul goboleedka punthland oo dagaal kusoo qaaday Somaliland