Borama(Berberatoday.com)-Ehelada sarkaalkii Ciidanka Xeebaha ilaalida ee dhawaan askariga kale ku dilay magaalada saylac ayaa ka hadlay halka at marayso arintiisu iyo iyagoo xukuumada ka dalbaday in ay cadaalad helaan.