Dekeda Maydh ee Gobolka Sanaag oo Xoolo Badan Laga Rarayo Kuwaas oo La Geynayo Wadamada Khaliijka Carabta.
June 23, 2023 - Written by admin
Dekeda Maydh ee Gobolka Sanaag oo Xoolo Badan Laga Rarayo Kuwaas oo La Geynayo Wadamada Khaliijka Carabta.
Dekedu waaxay ku soo kordhisay Gobolka Sanaag shaqo abuur cusub iyo ganacsato cusub oo samaysmay intii dekeddu shaqada bilawday.
Berberatoday.com