Daawo Muuqalka”Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Booqday Gabiley Isagoo Direyskii Ciidanka Ku Labisan Iyo Bulshada Reer Gabiley Oo Fajacay Iyo Yaab La Amakaagay
July 24, 2016 - Written by Berbera Today
Gabiley(Berberatoday.com)-Wasiirka Beeraha Somaliland Ayaa Markii Ugu Horaysay Gabiley Booqday Isagoo Direyskii Ciidanka Ku Labisan Hase Ahaatee Bulshada Ku Dhaqan Gobolka Gabilay Ayaa Dareeno Kala Duwan Ka Bixiyay Dharka Uu Wasiirku Kusoo Labistay Oo Ahaa Kuwii Ciidanka Qaranka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
Berberatoday.com