“Sool Maanta Waxa Ka Dhacayaa, Dhibaatada Dadka Loo Gaystay, Dadka La Qixiyay, Ma Faratoon Oo Gudoomiye Laga Dhigo Ayay Ku Bogsanaysaa”Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani.
July 8, 2023 - Written by admin
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Khadar xuseen oo ka hadlay munaasibad lagu qabtay magaalada boorama ayaa ka hadlay arimo la xidhiidha dawladaha nugul iyo kuwa fashil waxyaabaha lagu garto
Sidoo kale xoghayaha xisbiga waddani ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi iyo xukuumadiisa isagoo sheegay in umada uu hogaamiye unoqday madaxwayne biixi ay tahay umad jabtay.