berberatoday.com
“Komishanka Iyo Maxkamada Sare Yaanay Dadka Isku Dirin, Dalkana Burburinin, Madaxwaynuhuna Ha Ogaado, Hadii Uu Fadhiga Ka Kici Waayo Waalahi..”Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari
July 10, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Rashiid Jaamac Yuusuf “Sheekhul Axmar) oo kamid ah haldoorka reer somaloiland kana mid ahaa dadkii ka qayb qaatay nabadaynta beelihi dirirtu ku dhexmartay deegaano kamid ah gobolka togdheer ayaa ka waramay qaabkii ay uso xaliyeen iyo isfahanka laga gaadhay

Sidoo kale sheekhul axmarka ayaa ka hadlay xaalada siyaasideed ee dalka muranka kazoo cusboonaatay doorashooyinka iyo qoraalka ay komishanku ugudbiyeen maxkamada sare Isagoo maxkamada sare iyo komishanka doorashooyinka ugu baaqay in aanay dadka isku dirin dalka kana burburinin,

Dhanka kale siyaasi rashiid jaamac dhri ayaa xukuumada usoo jeediyay in sidii shaqaaqada buro loo galay iyana loo galo isku dhicii beelo wada degan duleedka hargaysa oo ubaahan in xal waara laga gaadho khilaafkooga.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews