Masuuliyiin Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Ingiriiska.
July 13, 2023 - Written by admin
London(Berberatoday.com)-Wafti wasiiro ah oo ka socday xukuumada Somaliland ayaa lagu soo dhaweeyay dalka ingiriiska halkaasi oo ay utageen shaqo qaran