berberatoday.com
MUDAHARAAD GILGILAY SHEEKH IYO WADADII OO AAN WAX GAADIIDI MARAYN DADKA DEGMADA SHEEKH EE MUDAHARAADAYA WAXAANU U SHEEGAYNAA INAY ILAALIYAAN DADKA SHACABKA EE WADADAA MARAYA IYO HANTIDOODA XUKUUMADA NÁ WAXAANU U SHEEGAYNAA INAY DHAGAYSATO CABASHADA DADKA WAXNA KA QABATO WAA HADII DALKA LEXAJECLO LAGA LEEYAHAY
July 25, 2016 - Written by Berbera Today

SHEEKH OO UU GILGILAY MUDAHARAADO XOOGAN IYO WADADII SHEEKH OO AAN BAABUURI MARAYN
DASTUURKA ENA AYAA BANEEYAY INAY DADKU CABASHADOODA KU MUUJINKARAAN BANAAN BAX SALMIYA WAXAANU DADKAA MUDAHARAADAYA
U SOO JEEDINAYNAA INAY ILAALIYAAN DADKA SHACABKA EE WADADAA MARAYA IYO HANTIDOODA
MUDAHARAADKU WAA INUU SÁLMI NOQDAA LAAKIIN XASILOONIDA GUUD LA WADA ILAASHADAA XUKUUMADA NÁ WAXAANU U SHEEGAYNAA INAY DHAGAYSATO CABASHADA DADKA WAXNA KA QABATO WAA HADII DALKA LEXAJECLO LAGA LEEYAHAY
WABILAAHI TAWFIIQ ILAAHOW SIDU KHAYRKU KU JIRO HAYNA WAAFAJIYO ADUUNKU WAA MAALMO KOOBAN

 
HaJi Abdi Jama Aadan's photo.HaJi Abdi Jama Aadan's photo.
Qalinkii Xaaji Cabdi Jaamac Aadan
Berbera/Somaliland
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews