Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Ruqsadii Isku Badelka Lacagaha Kala Noqday 228 Sarifle.
July 17, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Baanka dhexe ee jamhuuriyada somaliland ayaa maanta qoraal uu soo saaray ku sheegay in uu ruqsadii isku badelka lacagaha kala noqday 228 sarifle kuwaasi oo uu sheegay in aanay cusboonaysiin liisankooga mudo sedex sano islamarkaana ay ka dhago adaygeen yeedh madii baanka dhexe.