“Xalka Somaliland Ay Maanta Ubaahan Tahay, Waa In Doorasho Madaxtooyo Aynu Galno, Waana Ta Hortaala Komishanka Doorashooyinka”Xildhibaan Siciid Sokeeye.
July 17, 2023 - Written by admin
Xildhibaan siciid sokeeye oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay in xalka Somaliland maanta ku jiro in la qabto doorashada madaxtooyada taasi oo dalka ka baajin karta jahowareer siyaasadeed oo uu galo.