Alle Ha Unaxariisto Maruux Mujaahid Qoraa Ibrahim Xaaji Muuse Wacays oo Hargeysa Ku Geeriyooday
July 23, 2023 - Written by admin
Inaalillaahi wa inaa ilayhi raajicuun . Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan awlaaddii, asxaabtii iyo qarabaadii uu ka geeriyooday Mujaahid Qoraa Ibrahim Xaaji Muuse Wacays oo xalay Ku geeriyooday Hargeysa. Marxuunka waxaan Eebe uga baryaynaa inuu ka waraabiyo janatul fardowsa dhammaanteena inaga siiyo Samir iyo imaan saadiqa. Aamiin
