Iskaashatada Gaadiidlayda Tawfiiq oo Sheegay Inay Faragalin Ku Hayso Wasaarada Gaadiidka Somaliland”Daawo Muuqaal
July 24, 2023 - Written by admin
Odayaasha Gaadiidlayda ah ee Katirsan Iskaashatada Gaadiidka Xamuulka Qaada ee Tawfiiq oo Sheegay Inay Faragalin Kuhayso Wasaarada Gaadiidka Somaliland Shaqadii Xafiiskooda Ka Socon Ladahay Wasiirka Iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaas