BAAFIN; Waxaa La Raadinayaa Dadkan Magacyadoodu Hoos Ku Xusan Yihiin!
July 25, 2023 - Written by admin
BAAFIN;
Waxaa la Baafinayaa Dadkan Magacyadoodu Hoosta ku Xusan Yihiin Oo ku kala Nool Somaliland, Somaliya iyo nawaaxiga Magaalooyinka Jigjiga, Harar iyo Diridhaba Oo Wakhtigii hore ku noolaan jirey Jabouti sannadihii sideetamaadkii (1980s) illaa Horaantii labadii kun 2000.
1; Amina Cali Axmed
2; Amran Daa,uud Xasan
3; Fadumo Axmed Maxamud
4; Caasha Maxamed Jaamac
5; Muxumed Cabdi Qalinle
6; Fadumo Maxamed Axmed