berberatoday.com
“Warshadii Kabista Iyo Xeradii Gantaalaha, Dantii Guud Intii Hadhay, Waa La Xaraashayaa..”Xildhibaan Yaasiin Cumar Yare.
July 29, 2023 - Written by admin

Xildhibaan Yaasiin Cumar Yare Oo Katirsan Mudanayaasha golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa sheegay in la xaraashayo dhulkii danta guud gaar ahaan warshadii kabista iyo xeradii ciidanka milatariga ee gantaalaha isagoo qoraal uu kaga hadlayo arintan ku baahiyay barta uu ku leeyahay facebookga wuxuna udhignaa sidan;

“Warshadii kabista & xeradii gantaalaha” Dantii guud Intii hadhay waa la xaraashayaa lkn  maalin kale ayaa iman. Maxaa dawladnimada lagu ciyaaray.

Ummad dhan oo khiyaali ku nool Baynu Nahay, Ragbaa Ku Tijaaraya Hantidii Ummadan Indheheena Oo 5 Ah”

 

#hadalyar #hawlbadan.

QORE;Xildhibaan Yaasiin Cumar Yare.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews