“Reer Saaxil Hadaan Maanta Kusrigaas Nala Siin Waa Lagu Kala Tagaya Xisbiga Nin Walbana Waa Halkay Hashiisu Ugu Dhashaa”Ugaas Cali-iid Yuusuf Cali”Daawo Muuqaal
July 30, 2023 - Written by admin
“Nimanka Aanu Tolkanahay ee Sacad Muuse Waxan Leeyahay Hore Ayaanu Idiinku Dhisnay Xisbi Iyo Madaxweyneba Maantana Waxan Maqlayaa Kursigii Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye In Loo Xafladaynayo Rag Dooran oo Lasii Ogyahay Qoladayada Reer Saaxil Hadaan Maanta Kusrigaas Nala Siin Waa Lagu Kala Tagaya Xisbiga Nin Walbana Waa Halkay Hashiisu Ugu Dhashaa”Ugaas Cali-iid Yuusuf Cali