Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Xildhibaan Caving Williamson Oo U Ololeleeya Madax Banaanida Somaliland.
August 2, 2023 - Written by admin
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa hadhimo Sharafeed ku maamuusay Xildhibaan MP, Sir Caving Williamson oo si wayn ugu ololeleeya qaddiyada iyo madax banaanida Jamhuuriyadda Somaliland.

