Madaxwaynaha DDS Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo Kamid Ah Madaxdhaqameedka Somaliland. J
August 3, 2023 - Written by admin
Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalia Mudane Mustafe Muxumed Cumar Ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Sheekh Muxumed oo kamid ah Madaxdhaqameedka Waawayn ee Somaliland, kaasi oo maalmihii udanbaysay safar ku joogay caasimada Ismaamulka somalida ee Jig Jiga.
