“Madaxweynu Wuu Ukala Abtirayaa Habar Awal Reer Saaxil Iyo Ciise Muuse-na Waxba Uma Ogola.”Madaxweynuhu Walac Buu Leeyahay Walacu Mar Habar Yoonis Ayuu Maraayaya Maantana Ciise Muuse Ayuu Walacii Iyo Nacii Marayaa”Siyaasi Cali Dhegoole
August 3, 2023 - Written by admin
“Madaxweynu wuu ukala abtirayaa Habar Awal Reer Saaxil iyo Ciise Muuse-na waxba uma ogola.
“Madaxweynuhu Walac buu leeyahay Walacu mar Habar Yoonis ayuu maraayaya maantana Ciise Muuse ayuu Walacii iyo nacii marayaa”Siyaasi Cali Dhegoole
” Hankayggii Madaxwaynaha ayaa gacantiisa ku gawracay ,
Walacii Madaxweynihu uu hadba reer Nici-jiray hadda Ciise Muuse ayuu Galay,
Reer saaxil waxba uma hayo Muuse Biixi , Samaale iyo Maxamed Cabdilahi buu Wadaaye Tashada …”
Siyaasi Cali Dhagoole, ayaa sidaa yidhi xili uu sheegay in laga saaray xubinimaddii golaha dhexe ee xisbiga kulmiye .