berberatoday.com
Dalka Itoobiya oo Xaalad Deg Deg Ah La Galiyay Kadib Xaalad Dagaal oo Kasoo Cusboonaatay Kililka Amxaarada
August 4, 2023 - Written by admin
Dawladda Itoobiya ayaa maanta oo Jimce ah ku dhawaaqday in xaalad deg deg ah lagu soo rogay gobolka Amxaarada ka dib markii ay halkaas ka soo cusboonaadeen dagaallo u dhexeeya kooxda Fano iyo ciidanka Qaran ee Itoobiya.
Kooxda Qoomiyadda Amxaarada ku abtirsata ee Faano ayaa ku dhawaqay in ay la wareegeen deegaanno aad u badan kuwaas oo ay ku jiraan Garoonnada diyaaraha ee magaalooyinka Goondhar iyo Laalibeela.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews