Qaarkamid Ah Culimo Awdiinta Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka”Daawo Muuqaal
August 5, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah culimo awdiinta somaliland oo maanta magaalada haraysa ku abtay shir jaraa,id ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo khilaafyada siyaasadeed ee ka taagan
Sidoo kale culimadan ayaa baaq udiray xukuumada iyomucaaridka Somaliland.