Xildhibaan Gavin Williamson Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaaladda Gabiley.
August 5, 2023 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Maayarka Gabiley oo ay weheliyaan Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka jsl, Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Iyo Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose Gabiley ayaa si diiran ugu soo dhaweeyay Xildhibaan Gavin Kantaroolka Bari ee Magaaladda Gabiley.
