Xildhibaanka U Ololeeyay Qadiyada Aqoonsi Raadinta Somaliland Oo La Gudoonsiiyay Hadiyad Cajiib Ah
August 9, 2023 - Written by admin
Hargeysa(BErberatoday.com)_Xildhibaan Sir Gaving Williamson oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa Somaliland ayaa la gudoonsiiyay hadiyad cajiib ah taasi lasiiyay hal iyo nirigteedii!