Shir Waynaha ICTga Somaliland Oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa.
August 9, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirwaynihii 5aad ee ICTga Somaliland ayaa maanta ka furmay magaalada hargaysa kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland.
